Zoekresultaten voor: *
Resultaat 1 - 10 (van 10)
Mirjam Visker | Janet Groeneveld PIEP
Wat moet je doen als je net brand hebt gehad? Dan plaats je rookmelders. Dat is ook precies wat de ouders en opa en oma van Lappa doen. Nederlands-Somalisch prentenboek met vragen en een opdracht. Vanaf ca. 4 jaar.
Fictie
Nederlands | Somalisch | 32 pagina's | LAPPA Books International BV, [Vlaardingen] | 2021
Gedrukt boek
Jane Kurtz Monkey see, monkey do
Somalisch | Engels | 34 pagina's | Ready Set Go Books, Seattle | 2023
Gedrukt boek
Elizabeth Spor Taylor It's ok to make mistakes
Somalisch | Engels | 32 pagina's | Ready Set Go Books, Seattle | 2021
Gedrukt boek
Midabkayga iyo Ilkahayga
SOMALISCH «2013» Caafimaadka Jidhka (Jidhka) waa taxane ka kooban laba buug oo aanu u abuurnay si aanu ubadka uga caawino akhrinta afka Soomaaliga inagoo akhrinaya sheekooyinka ku saabsan fayo-qabka Jirka.
Somalisch | Createspace Independent Publishing Platform, * | 2020
Gedrukt boek
Nadaafadda iyo Asxaabta
SOMALISCH - Caafimaadka Bulshada (Social Well-being) waa taxane ka kooban laba buug oo aanu u abuurnay si aanu ubadka uga caawino akhrinta afka Soomaaliga inagoo akhrinaya sheekooyinka ku saabsan wanaagga bulshada.
Somalisch | Createspace Independent Publishing Platform, * | 2020
Gedrukt boek
Sidan ayay sameeyaan amiiraduhu
SOMALISCH - Marka ay amiiraduhu soo toosaan, waxa ay quraacda ku cunaan sariirta dusheeda.Ka dib waxa laga yaabaa in ay furaan ama u magacbixiyaan doon. Ama waxa ay kubaashaalaan ciyaarta xeegada barafka.Marka ay amiiraduhu safar ku jiraan, waxa dhacda in ay seef ku eryadaan oo ay cabsigeliyaan budhcad iyo masduulaa. Waayo, waa sida ay sameeyaan amiiraduhu.
Somalisch | Soma Books publishing, * | 2020
Gedrukt boek
Asma Way Dhibsatay Walaalkeeda Yar
SOMALISCH - Asma waay dhibsatay Walaalkeeda yar waxayna go«2019»aansatay inay iibiso.
Somalisch | Soma books publishing, * | 2020
Gedrukt boek
Canjeeradii carrartay
SOMALISCH «2013» Isbeddelkan Bariga-Afrika ee ku saabsan sheekadii caadiga ahayd ee ninka sinjibiilku waa hubaal inuu ka farxin doono qof kasta oo yaqaan injeerrada caanka ah ee Itoobiya. Cunnada ugu muhiimsan ee Itoobiya ayaa noqota mid baxsad ah oo aad loo baacsado marka ay jidadka dhex marto, oo ay raacaan carruur gaajaysan.
Somalisch | Ready set go books, * | 2020
Gedrukt boek
Samad in the Desert (Somali-English)
SOMALISCH - Samad in uu dibedda soo warwareego ayuu jeclaa. Riyadiisu waxay ahayd in uu maalin dhan lamaddegaanka dhex joogo oo waaxaha ku soo dabaasho. La soco Samad oo socdaal wax-ka-wardoon ah u shiraacday, halkaas oo uu ka heley saaxiibbo cajiib ah iyo macluumaadyo ashqaraar leh. Dhex tegidda lamaddegaanka waligeed ma noqon kob rayrreeyn badan.
Somalisch | Salaam Publishing, * | 2020
Gedrukt boek
Ninka, Wiilka iyo Dameerka
SOMALISCH «2013» Nin iyo wiil uu dhalay ayaa mar dameerkoodii suuqa u raacayay. Intii ay socdeen, waxay la kulmeen dhowr qof oo waxay qaateen dhaleecayn kasta iyagoo isku dayaya inay ka farxiyaan qof walba. Sheekada asalka ah waxoogaa baa wax laga beddelay, laakiin anshaxa sheekadu waa sidii hore: "isku day inaad dhammaan ka farxiso, midna kama farxin doontid."
Somalisch | KIAZPORA, * | 2020
Gedrukt boek